COVID-19 annoucement for Hodan Service Users

20th March 2020

 

Notice for Hodan’s clients during Covid-19 Pandemic

In the light of continued concerns regarding the Covid-19 Pandemic we are advising Hodan’s Service users not to come to the office unless in an emergency. We will do our utmost to help you over the phone. Call Hodan’s number 0208 9605813 or 07440399926 and we’ll give you a call back to minimise your cost.

Thanks for your co-operation

 

Ogeysiis Ku saabsan Hodan drop-in services

Anaka oo tixgalineyna saameynta cudurka COVID-19, waxaan dhamaan dadka  u baahan adeega Xafiiska Hodan Somali Community ku wargalineynaa in ayna iman xafiisa wixii xaalad ded deg ah mooye (emergency). Haddii aad u baahato adeega xafiiska la soo hadal Telefoonkan: 020 8960 5813 amba 07440399926,  Waxaanu ku dadaali in aan waxaad u baahantay kuugu qabano telefoonka. Anaka ayaa kugu soo celindoona telefoonka si aan u yareeyno kharashka telefoonka kaaga baxaya.

 

Mahadsanidin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>